“ Hadraawi Maanta Uma Baahna Booqasho Ee Wax U Qabo Ayuu U Baahan Yahay …” Gudoomiye Doob + [ Muuqaal ]

Burco (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee gobalka Togdheer Mr Doob ayaa waxaa uu dhaliilay booqasho uu dhawaan madaxweyne ku xigeenka Somaliland ugu tagay Abwaan Hadraawi waxaana uu gudoomiye Doob sheegay in Hadraawi aanu maanta u baahneen Booqasho balse uu u baahan yahay Daryeel iyo wax u qabasho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET