Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta sheegay in cisbitaalka guud ee Hargeysa ay ka bateen dadka u soo doonanaya adeeg caafimaad isla markaana waxaa uu cadeeyey in ay Hargeysi u baahan tahay cisbitaal labaad oo guud
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rx_D70-C8B4
GABILEY.NET