“ Kominshanka Hadii Laga Cawdey Talo Ha La Keeno..” Sh Aadan Siiro + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Sh Aadan Siiro ayaa khudbadiisii saalada Jumce waxaa uu kaga Hadley dib u dhaca doorashooyinka waxaana uu soo jeediyey hadii laga cawdey kominshanka doorashooyinka in xal la keenoSidoo kale Sh Ayaa ka digay mar kasta oo doorashooyinku dib u dhacaan in ay umadu sii kala fogeynayso.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/34ns8UeVM58

GABILEY.NET