Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somaalid Itoobiya Oo Si Buuxda Raaligalin uga Bixiyey hadalo Hore Uga Soo yeedhay.

Wajaale(GNN):-Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Oo Ka Hadlay Kulankan Ay Maanta Wada yeesheen Isaga iyo madax Kasocotay Somaliland Oo uu Horseed ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Waxaa Uu madaxweyne Mustafe Cagjar Raaligalin Buuxda Ka Bixiyey Hadalo hore Uga Soo Yeedhay Oo ay Warbaahintu Si Balaadhan hore ugu baahisay Kaas Oo uu ku Sheegay Inuu ahaa Hadal aan Sidii uu ugu talo galay Soo Fasirin islamarkaana uu qiimo iyo sharaf u hayo Qaranka Jamhuuriyada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Waraysi lala Yeeshay isaga iyo Madaxweynaha Somaliland.