Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qado Sharaf U Sameeyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland + [ Sawiro / Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- -Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  qado sharaf  u sameeyey xildhibaanada  aqalka golaha wakiiladda Somaliland.

 

Munaasibadda hadhimo-sharafeedda ah oo ka qabsoontay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayey ujeeddadeedu ahayd sidii loo dardargelin lahaa wada-shaqaynta iyo isku xidhnaanta goleyaasha wakiillada iyo xukuumadda, waxana kasoo xaadiray ku dhawaad 80 (Siddeetan) mudane oo ka tirsan aqalka golaha wakiillada oo ay hormood u yihiin shirguddoonka golahaasi.

Munaasibadda hadhimada uu madaxweynuhu ku maamuusay xubnaha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kusoo dhammaatay jawi deggen iyo is faham, waxana ay labada dhinac muujiyeen inay sii laban laabaan wada-shaqayntooda.

Image may contain: 3 people, people smiling, people sittingImage may contain: 1 person, indoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, wedding and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and beardImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people standing and shoesImage may contain: 1 person, smiling

GABILEY.NET