Mid Kamida Cuqaasha Beelaha Dega Ceelafweyn Oo Maanta Gacanta Dawlada Ku Wareejiyey Eedaysanayaal Hore Dilal uga Gaystay Deegaanka.

:-Edaysanayaashii Dilka Ka Gaystay Deegaanka Ceel-Afwayn Kana Soo Jeesay Beesha Biciide Ayaa Cuqaasha Beeshaasi Ayaa Dawlada iyo Beeshii Dhibka Loo Gaystay Ku Wareejiyeen Laba Qof Oo Ku Eedaysnaa Dilkii Dagmada Ceel Afwayn

Shirka Lagula Kala Wareegaayey Gacanku Dhiiglayaasha Ayaa Waxaa Goobjoog ka Ahaaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maayirka Magaalada Ceerigaabo Cuqaasha Beesha Biciide iyo Beesha Sacad yoonis Iyo Gudidii Dhexdhexaadinta Labada Beelood

Halkan Ka Daawo