Somaliland oo Ka Digtay Saamaynta Doorashada Maamul Goboleedka Puntland Ee Gobolada Bariga.

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa digniin adag u diray shaqsiyaadka gobolada Bariga Somaliland uga ololaynaya murashaxiinta u tartamaysa doorashada maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992