Waddani Oo U Hanjabey Wasiir Maxamed Kaahin + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay  Wasiir Maxamed Kaahin kaas oo ahaa in Xukuumadu ay tabeyso doorkii mucaarid nimoSiyaasi Kayse ayaa hadalo hanjabaad u muuqata waxaa u waxaa uu hawda u mariyey Wasiir Maxamed Kaahin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/r1pGBFUtJko

GABILEY.NET

Exit mobile version