“ Waryaa Muddo Kordhin Waa La Sameynayaa …” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii ay doorashadii ay wakhtigeedii  ku qabsoomi weydayGudoomiyaha ayaa dib u dhaca doorashooyinkaas waxaa uu dusha u saarey hogaamiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/795976p6GDY

GABILEY.NET

Exit mobile version