Xassan Daahir Aweys Oo Taageeray Sheekhii Al Shabaab Ku Dishay Gaalkacayo + [ Muuqaal ]

Moqdisho (GNN):- Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii ay Alshabaab ka qaadeen.Sheekha oo muuqaal soo duubay, isagoo xabsi guri uga jira dowladda Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Alshabaab ku raacsan yahay tallaabadii ay ka qaadeen Sheekh C/weli, isagoo dhinaca kale sheegay in khaladaadkooda leeyihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/cmeFyuV6tKM

GABILEY.NET