Hargeysa (GNN):- Xisbiyada mucaaridka Somaliland , Xildhibaano iyo siyaasiyiin madax banaan ayaa waxaa ay ka Hadley arimaha u qabsoomey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo muddo hal sanno ah u dhamaadey , waxaana ay badankoodu sheegen in aaney xukuumadiisu ku talaabsan wax waxqabad ah oo la sheego
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET