Abwaan Faarax Murtiile Oo Somali Weyn Noqdey ..” Farmaajo Waa Inuu Hargeysa Ka Degaa…” + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Abwaan Faarax Murtiile ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd isaga oo  xafaldii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in uu Hargeysa ka dego isla markaana magaalooyinka Hargeysa iyo Burco waxuu ku sifeeyey qaar Somali Weyn Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/NRLmZuXw8AQ

GABILAY. NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992