“ Axmaqnimada Ciidanka Booliska …” Prof Cabdi Cali Oo Dhaliilay Hadalkii Shalay Ee Ciidanka Booliska + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa waxaa uu dhaliilay hadalo shalay ka soo yeedhay ciidanka Booliska Somaliland oo ka jawaabeyey sababta ay u xidheen Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET