Hargeysa (GNN):- Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi .
Sidoo kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu ka biyo diiday dariiqii ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/F8im3xtgczQ
GABILEY.NET