Moqdisho (GNN):- Madaxweynaha dalka Somaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd isaga oo ka hadlaayey munaasibad waxaa uu weedho siyaasadeed ku ganay madaxweynihii xilka ku wareejiyey Xassan Sh Maxamuud oo uu si dad ban u sheegay in uu soo Maleegay Mooshinkii dhawaan dawladiisa laga keenay ee fashilmay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/oDe_2Y3AMJI
GABILEY.NET