Hargeysa (GNN):- Dekada Dooraale ee dalka Jabuuti waxaa maanta ku soo xidhay markabkii ugu weynaa kaas oo laga leeyahay dalka Ruushka isla markaaa raashinka Qamidida oo gaadhey 80 kun oo tan u sida dalka Itoobiya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET