Daawo Markabkii Ugu Weynaa Oo Ku Soo Xidhay Dekada Dooraale Ee Jabuuti Iyo Dalka Uu U Raran Yahay

Hargeysa (GNN):- Dekada Dooraale ee dalka  Jabuuti waxaa maanta ku soo xidhay markabkii ugu weynaa kaas oo laga leeyahay dalka Ruushka isla markaaa raashinka Qamidida oo gaadhey 80 kun oo tan u sida dalka Itoobiya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET