Daawo Odayaasha Garxaajis Oo Hanjabaad Culus U Soo Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Arimaha Ay Diideen

Hargeysa (GNN):- Qaar kamid ah odayaasha iyo wax garadka beesha Garxaajis ee  ku nool magaalada Burco ayaa waxaa ay hanjabaad culus  u soo direen madaxweyne Muuse Biixi iyaga oo  cabasho ka muujiyey dad ay sheegen in aaney beesha Matalin  oo uu madaxweynuhu dhawaan la kulmi doono

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/7xzNXCqqgtY

GABILEY.NET