New York (GNN):- Ergeyga qaramada Midoobey u qaabilsan Dalka Somaliya ayaa golaha loo dhan yahay ee qaramada Midoobey uu war bixin ka siiyey xaalada ay Somaliya Mareyso isaga oo ka Hadley doorashadii magaalada Baydhabo
Sidoo kale Dajnire Nicholas Haysom ayaa waxaa uu ka Hadley dagaladii deeganka Tuko-raq ku dhex maray Somaliland iyo Puntland oo uu sheegay in xabad joojin laga gaadhey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET