Daawo Xaruntii Xisbiga Kulmiye Ee Borama Oo Xidhmay.

Borama (GNN):- Xoghayaha xisbiga Kulmiye ee gobalka Awdal Maxamed  Cumar Muuse ayaa waxaa uu ka deyriyey xaalada xisbiga Kulmiyee gobalka Awdal isaga oo sidoo kale shaaciyey in uu gabi ahaan ba xidhmay xaruntii xisbiga Kulmiye ee gobalka Awdal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET