Daawo Xisbiga Waddani Oo Qaadacay Shirka Xisbiyada Hanjabaad-na Diray.

Hargeysa (GNN):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu qaadacay shirkii xisbiyada Somaliland uga socday magalada Hargeysa kaas oo uu sheegay  xisbigu in aaney wax Natiijo ahi ka soo bixin isla markaana xisbiga Kulmiye aanu marna ba diyaar u aheyn   wax tanaasul ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/oDw6DzF4iDg

GABILEY.NET

Exit mobile version