Daawo Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Wasaarada Ciyaaruhu Shaqadii Loo Igmadey Ay Ku Fashilantey + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey wasaarada ciyaaraha Somaliland isaga oo ku sifeeyey in wasaaradaasi ay shaqadii qaranka ay u haysay ay si weyn ugu fashilantey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/v3w_7qdkykU

GABILEY.NET