DAAWO:Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Shaqo ku Soo Marey Deegaano Hoostaga Gobolka Hawd

Baligubadle(Gnet)Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa maanta Kormeer shaqo ku soo marey Deegaanada Darfacle,Widhwidh  iyo ina Cunaaye oo hoostaga Gobolka hawd,Badhasaabka Gobolka Hawd ayaa u jeedada Kormeerkiisu la xidhiidhay Xogogaal u Noqoshada Xaalada Nololeed ee Bulshada ku dhaqan Tuulooyinka Hoostaga Gobolka Hawd

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992