Hargeysa (GNN):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabeen hadal xalay ka soo yeedhay Abwaan Laabsaalax iyaga oo digniin u diray isla markaana u cadeeyey in laga rabo cadeymaha eedeymihii uu xalay jeediyeySidoo kale Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in ciidanka Boolisku ay xalay soo qabteen 9 Kiilo oo xashiishad ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET















