Hargeysa (GNN):- Warqad uu gudoomiyaha xisbiga UCID uu iminka soo saarey ayaa waxaa uu ku sheegay in fadhi ay yeesheen guddida Fulinta ee xisbiga UCID ay xilkii ka qaadeen Gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi oo ku meel gaadh ahaa
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada
GABILEY.NET