Deg Deg :- Wararkii Ugu Danbeeye Xalada Jiga Jiga Iyo Wasiiro Xilka Laga Qaaday Iminka + [ Muuqaal ]

Jig Jiga (GNN):- Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jira khilaaf dibada u soo shaac baxay oo ka jira  gudoomiyaha xisbiga dawlada deeganka Soomalida Itoobiya haya  Md Axmed Shide iyo madaxweynaha deegankaas Md Mustafe Cagjar .Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya oo goor dhaweyd shir deg deg ah isku yeedhay golihiisa wasiirada  kalana hadley xaalada Taagan ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta deegankaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/TG2_IfJVRFY

GABILEY.NET