Deg Deg :- Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Sheegay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xassan Maxamed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta war bixin ka bixiyey sanadkii tagay ee 2018 iyo danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaaliyaha guud .

Xeer Ilaaliyaha Guud ee sheegay In sanadka dhamaadey 2018 ay soo mareen kiisaskan hoos ku qoran

Kiisaska Argagaxisada  8 Kiis

Kiisaska Dilka 52 Kiis

Kiisaska Kufsiga 143 Kiis .

Kiisaska Maan Dooriyaha 401 Kiis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET

Exit mobile version