Waaxda House of Commons Library oo baarlamanka UK la wadaagta cilmi-baadhista iyo macluumaadka arrimaha siyaasadda ayaa soo bandhigtay warbixin laga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee maamulka Somalia.
Hadaba Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa akhriyay warbixintan oo ka kooban 22 bog