DHAGAYSO Ururada bulshada rayidka ee Xamar oo dhaliilay go’aankii baarlamanka Xukuumada Taagtadaran ee Somalia

Baarlamanka  Xamar ayaa shalay waxay badaleen sharciga bankiga dhexe ee dalkaasi.

Qaar ka mid ah baarlamanka  ayaa waxay sheegeen in aan la marsiin hanaankii loogu talagalay sida akhrinta koowaad, labaad iyo seddexaad.

Ururada bulshada rayidka ah ee Muqdisho ayaa qaba in talaabaddii shalay iyo kuwo kale oo badan ay muujinayaan in hay’aduhu d ay xilligan isku milmeen sida golaha shacabka, fulinta iyo garsoorka.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac, oo ka mid ah madaxda ururada bulshada rayidka ah ayaa u warramay wariyaha VOA-da Cabduqlaadir Maxamed Cabdulle.