“ Doorasho Dalka Ka Dhaceysa 2019 Ma Jirto , Ee Umada Yaan Been Loo Sheegin ..” Jamaal Cali Xussen + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta sheegay Aragtidiisa in aaney u muuqanin doorasho dalka ka dhaceysa dhamaadka 2019 , isla markaana shacabka Somaliland been lagu jaho habaabinaayo uun

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/YKE0CrhRnyA

GABILEY.NET