WARARKA




Somaliland Oo Beenisay In UK Ay Safiir Gaar Ah U Soo Magacow-dey

Hargeysaย  (GNN):- Ayaan Maxamuud Cashuur, oo ah wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska ayaa beenisay in UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.

โ€œUK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan ย joojiya warka aad faafinaysiin , ย safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaanโ€ ayay tidhi Ayaan.

GABILEY.NET