Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Qaabilay Qunsulka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacowday Somaliland.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxa uu kulan la qaatay qunsulka cusub ee dawladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland Shamsudiin Axmed.

Wasiir Faratoon ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitter-ka waxa uu sheegay in kulankaasi uu ahaa mid isbarasho ah oo lagu sii adkaynayo xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya.




Gabley.Net