Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Xisbiga Waddani Oo Ka Digay Nidaam Kali Talis Nimo Ah Oo Dalka Ku Soo Socda + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani  Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta soo saarey war saxafeed uu kaga hadlaayo heshiis ay shalay  kala saxeexden Kulmiye iyo UCID ayaa waxaa uu Xildhibaan Jirde ka digay Nidaam kalitalis nimo oo dalka ku soo socda

Halkan Hoose Ka Daawo  Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET

%d bloggers like this: