XOG : Mareykanka Oo Qorsheeyey Weerar Uu Ka Qaado Dalka Iran + [ Muuqaal ]

USA (GNN):- Wargayska muxaafidka ah ee Wall Street Journal ee kasoo baxa dalkan Maraykanka ayaa sheegay in sannadkii hore Golaha Amniga Qaranka Maraykanka ee Aqalka Cad oo uu hoggaaminayo La-taliyaha Amniga Qaranka John Bolton uu Wasaaradda Gaashaandhigga weydiistay isku dubaridka qorshayaal lagu duqayn karo Iraan.

Tallaabadan ayaa wargaysku sheegay inay ka dambaysay markii hoobiyeyayaal ay kusoo dhaceem meel u dhow safaaradda Maraykanka ee Baqdaad bishii Sebtember kuwaasi oo aysan cidna waxba ku noqonin. Ma cadda in qorshayaashan loo bandhigay Aqalka Cad iyo inuu ogaa Madaxweyne Trump.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/xwhiEJtEeHM

GABILAY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992