Hargeysa (GNN):- Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka , waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/tQ5SOpJUkwM
(GNN)