Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar ayaa magaalada Hargeysa kaga soo qeyb galay xaflada dhagax dhiga jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor Madaxweyne Cagjar ayaa mudashaasi waxaa uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu sheegay in wadadani ay noqon doonto mid kor u qaata isku socodka Somaliland iyo Itoobiya ee dhinaca ganacsiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/3rsbzkElfw4
GABILEY.NET