Wajaale(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Oo Kaashanaysa Qaybaha Bulshada Degmada Waxay Saaka Aroortii Bilaabeen Olole Nadaafadeed Oo Lagu Cidhibtirayo Xashiishka Iyo Qashinka Si Loo Ilaaliyo Badqabka Bulshada .Gudoomiyaha Degmada Wajaale Gudoomiye Ku Xigeenka Xoghayaha Dawlada Hoose Iyo Shacabka Magalada Ayaa Si Wada Jira Ubilaabay Hawlgal Lagu Gubayo Xahsiishka Iyadoo Hore Loo Yidhi Inta Uu Xahsiishku Kuu Jiro Ayuu Xnauunkuna Ku Jira.Ololahan Oo Ah Mid Balaadhan Ayaa Ayaa Waxa Gacmahooda Ku Fulinayay Maamulka Degmada Wajaale Si Bulshadu Ufahanto In Ay Maamulkodu Agtaaganyihiin.
HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET