Gabiley(GNN):-Wasiirkii hore ee Wasaarada warshadaha somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo arimo kale oo door ah.
Sidoo kale Ex Wasiir Shucayb ayaa wax laga waydiiyay lacagta 80milyan ah ee la sheegay in xukuumadii uu kamid ahaa ku wareejisay xukuumada wakhtigan taasi oo mudooyinkii udanbeeyay ka hadalkeedu ka dhex taagnaa bulshada asxaabta siyaasada
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;