Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey inuu ka tanaasulay xilkii gudoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye oo uu hore u shaaciyey inuu u tartami doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET