Hargeysa (GNN):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Md Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu mid mid u shaaciyey dhaqamo cusub oo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi la soo baxdey .Sidoo kale Md Yuusuf waxaa uu si adag uga Hadley isla markaana uu xaaraan ku tilmaamay xukun shalay maxkamadu ku ridey Wargeyska Foore
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9YI-dfQaFZI
GABILEY.NET