Ex Wasiir Maxamed Ibraahim Qabo Oo Aan Maalintii Shalay kaso Qayb Galin Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Goob Joog Ahaa Iyo Goorta Uu Yimi.

Borama(GNN):-Ex Wasiir Maxamed Ibraahim Qabo Oo Aan Maalintii Shalay kaso Qayb Galin Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Goob Joog Ahaa Iyo Goorta Uu Yimi.

Ex Wasiir Maxamuud Xashi Ayaa shalay cadeeyay inaanu maxamed ibraahim aadan qabo wasiirkii horee wasaarada qorshaynta qaranka somaliland aanu kasoo qayb galin shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye isla markaana aanu ka mid ahyn xubnaha golaha dhexe ee xsibiga.
madaxwaye muuse biixi ayaa xalay khadka taleefanka kula xidhiidhay ex wasiir qabo isla markaana u sheegay inuu u hayo boos kamida xubnaha golaha dhexe maalinta beriyana kaso qayb galo shirka intaa ka dib wasiir qabo ayaa xalay deg deg ugu baxay goobta uu shirku ka socdo ee magaalada boorama iyado saakana lagu arkayey isago safka hore kaga jira xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye.
Image may contain: 7 peopleImage may contain: 7 peopleImage may contain: 10 people, people smiling