Ex Wasiir Shaceyb Ayaa Dhambaal Tacsiya Udiray Marxuum Axmed Abdilahi Cali Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somaliland Shaceyb Maxamed Muuse Oo Ku Hadlaya Afkiisa Iyo Ka SHacabka Somaliland Wuxu Dambaal Tacsiya Udiray Alle Hawnaxariistee Maruum Axmed Abdilahi Cali Oo Hada Ku Geeriyooday Isbitaal Ku Yaala Magaalada Hargeysa.

Ax Wasiir Shaceyb Maxamed Muuse Ayaa Marxuumka Illaahay Uga Baryay In Uu Janooyinkiisa Ku Casuumo Kitaabkiisana Midigta Uga Dhiibo.

Isago Qoyskii Qaraaabadii Asxaabtii Iyo Dhamaanba Umadda Reer Somaliland  Ee Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Abdilahi Cali Illaahay Uga Baryay In Samir Iyo Iimaan Saadiqa Illaahay Inagawada Siiyo.

Alle Hawnaxariistee Marxuum Axmed Abdilahi Cali Ayaa Ka Mid Ahaa Ganacsada Waaweyn Ee Reer Somaliland Wuxuna Mudo Badan Ku Dhexjiray Ganacsiga Kala Duwan Ee Dalka.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun