“ Farmaajo Dagaal Cuno Qabateyn Oo Joogto Ah Buu Nagu Wadaa..” Madaxweynaha Somaliand + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlaayey munaasibada xuska ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxaa uu  eedeymo u jeediyey madaxweyne Farmaajo Muddane Biixi waxaa uu sheegay in Farmaajo uu Somaliland ku hayo dagaal , Cuno Qabateyn iyo Boro Bagaando Joogto Ah .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/KWkqBRXH7aM

GABILEY.NET