Guddoomiyaha gudida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ahna gudoomiyaha gudida dabagalka hantida qaranka oo sheegay in ay baadhayaan hantidii shacabka Somaliland ee ay lunsadeen Xukuumadihii kala danbeeyay.
Dhinaca kale Gudoomiye Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa waxa kaloo uu u jawaabay Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo sheegay in maamulkiisu ay diirada saari doonaan sidii ay u soo celin lahaayeen gobolada ka maqan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka