Madaxii Shirkada DP World Ee Magaalada Bosaaso Ayaa Lagu Dilay Magaalada Bosaaso Iyo Sababta Ka Danbaysa

Mas’uulkii shirkadda DP World u qaabilsanaa dekedda Boosaaso Paul Anthony Fermosa ayaa toogasho lagu dilay isagoo ku sugan dekedda dhexdeeda.

Paul Anthony ayaa waxaa la sheegay in uu dilay nin ka mid ah kalluumeysatada magaalada Boosaaso.

Paul ayaa u dhashay waddanka Talyaaniga

Waxaan La Sheegay In Ninkii Dilay Sarkaalkan Isagana Lagu Dilay Dekeda Boosaso Waxaana Toogtay Ciidanka Amaanka Dekedada Boosaso

Tallabadan Ayaa Sababi Karta In Shirkada DPW Ay Ka Baxdo Guud Ahaan Dekedaha Somaliya Gaar Ahaan Boosaaso