Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cabdilaahi jawaan ayaa waxaa uu ka Hadley sida uu u arko kulankii shalay ku dhex maray magaalada Addis Ababa madaxweynaha Somaliland iyo raysal wasaaraha Itoobiya
Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in markii ugu horeysay ay Itoobiya sidii ugu qiimaha badneyd u soo dhaweysay madaxweyne Somaliland ka socda
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET