Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Fariin U Diray Madaxweyne Biixi + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu xidhiidhkiisu dhaafo Magaalada Jig Jiga oo uu xidhiidh wanaagsan la sameysato raysal wasaaraha dalka Itoobiya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/yhBpkbjsSfw

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992