Hargeysa (GNN):- Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa waxaa uu maanta si kulul uga Hadley dhalinyaro dhawaan xukuumadu ku xidh xidhay magaalada Borama , waxaana uu ku baaqay in dhalinyaradaas si deg deg ah loo sii daayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/AWWlNANpMJw
GABILAY.NET