Taariikh-da Abwaan Barjeex Oo Maanta Dalka Hindiya Ku Geeriyoodey + [ Muuqaal ]

Alle ha u naxariistee Abwaan Baarleex wuxuu siweyn usoo caanbaxay 1977 dii xiligii uu socdey dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia wuxuu kaalin weyn ku lahaa guubaabinta ciidamada xooga dalka isagoo dadku ku barteen dhaantooyin badan oo uu wakhtigaas curiyey Maanta ayuu geeriyoodey

Halkan Hoose Ka Daawo Taariikh-da Abwaanka

https://youtu.be/18klKkP2_28