War Deg Dega:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco iyo Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

War Deg Dega:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco ,Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Shilkan gaadhi ee naxdintaleh ayaa saaka ka dhacay wadada u dhaxaysa gobolada togdheer iyo Gobolka Saraar.gaadhigan oo Ahaa Gaadhi Nooca Loo Yaqaan Noaha Waxaana Lahayd Jaamacada Alpha Faraceeda Magaalada Burco

Gaadhigan oo Ay Saarnaayeen Macalimiin Iyo Qaar Kamida Shaqaalaha Jaamacada Alpha Waxaa Ku Geeriyoday Sadex Qof.halka Ay Tiro Kalana Ku Dhaawacmen

Maydka Dadka Geeriyooday Iyo Dhaawaca Ayaa Hada Lasoo Gaadhsiiyey Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Burco.